WEIGHT: 59 kg
Bust: Small
One HOUR:70$
NIGHT: +30$
Services: Dinner Dates, Toys / Dildos, Dinner Dates, Cross Dressing, Face Sitting
Contact Admin. Search the history of over billion web pages on the Internet. Maanta waxaa marag ma-doonto ah in dagaal- ladii Daraawiishta ay ahaayeen kuwo gobonnimo doon ah oo ku dherarsan jiitintii halganka Ummadda Soomaaliyeed ay u soo martay madax-bannaanideeda kunkii sano oo aynu soo dhaafnay.
Sifaalahan wada- jirkoodu waxay siiyeen Sayidka shakhsiyad la yaab leh ootayi sare ah. Shakhsiyaddaa qudheedu waa tan u suura gelisay inuu Sayidku, kor u hayo calankii jihaadka muddo sidaa u dheer.
Si buuxda uma ayaan dareemin taariikh-qoreyaashii hore qiimaha gaarka ah ay leedahay gabayaanimadii Ina Cabdulle Xasan, marna ma ay garan xoogga aydiyoolojiyada iyo doodda caaradda leh ee ku dheehnayd tixihiisa iyo tiraabkiisa. Waxaa run ah inuu Sayidku ka dhiidhiyey Xukunkii Dalka Soomaaliyeed oo dad qalaad gacanta ku dhigay. Wuuna rumaysnaa inuu yahay waajibka sare ee qofka Soomaaligu inuu dhulkiisa xoraynta, una soo celiyo sharaftii iyo maamuuslcii Ummadda Soomaalida ay lahayd isticmaarkuna waxyeelleeyay.
Sayidku waxay ula muuqatay in Daraawiishtu dagaalkaa ay ku leedahay safka hore. Arrimahan wax uun iskooda isugu beegmay ma aha. Waxayna ka markhaati kacayaan tixnaanta halganka Ummadda Soomaaliyeed iyo himilada taaganta ah ay midnima- deeda ugu jirto.
Inkastoo aanu buuggani Sayid Maxamad iyo noloshiisii gaar u ahayn ee uu guud ahaan taaariikdii Daraawiishta uga warramayo, haddana Sayid Maxamad baa Daraawiish abuuray calankana u sidey.